qorilugudnews24.com
Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay In Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Wareejisey 80 Million Oo Deyn Ah, Arrintaas Oo Uu Ku Sheegay In Ay Tahay Been Abuur Iyo Wax La Soo Dhoob-Dhoobay.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Hore Xilal Kala Duwan Ugu Soo Qabtay Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay In Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Wareejisey 80 Million Oo Deyn Ah, Arrintaas Oo Uu Ku Sheegay In Ay Tahay Been Abuur Iyo Wax La Soo Dhoob-Dhoobay Oo Lagu Doonayo In La Iskaga Horkeeno Qaar Ka Mid Ah Bulshada Reer Somaliland.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News