qorilugudnews24.com
Sir Culus: Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Shaqaale Ka Tirsan Hay’adda Nabad Sugidda Ee NISA Ee Maamulka Villa Somalia Ay Ka Hawl-Galaan Gudaha Magaalada Hargeysa???.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Hay’adda Nabad-Sugidda NISA Ee Maamulka Villa Somalia Ayaa Dhawaan War Ka Soo Saartay Shaqaale Ay Sheegeen In Ay Iyaga U Shaqeeyaan, Kuwaas Oo Sida Ay Xaqiijiyeen Ka Hawl-Gala Gudaha Magaalada Hargeysa, Isla Markaana Uu Soo Qoray Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Maamulkaasi Villa Somalia Mr. Mahdi Maxamed Guuleed, Shaqaalahaas Oo Dhammantood Ka Soo Jeeda Xaafadda Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Ee Koonfurta Magaalada Hargeysa.
Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News