qorilugudnews24.com
Siyaasi Cabdi Maraykan Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Siyaasiyiin Reer Berbera Ah Oo Lidi Ku Ah Horumarka Somaliland, Sidoo Kalena Raali-Gelin Ka Siiyey Madaxweyne Biixi Iyo Shirkadda Dp World.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Cabdi Maraykan Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Siyaasiyiin Reer Berbera Ah Oo Lidi Ku Ah Guud Ahaan Horumarka Somaliland, Isla Markaana Ka Shiidaal Qaata Madaxda Maamulka Villa Somalia Iyo Xisbiga Nabad-Iyo Nolol Ee Madaxweyne Farmaajo, Sidoo Kalena Raali-Gelin Ka Siiyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Shirkadda Dp World.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News