qorilugudnews24.com
Siyaasi Cabdinaasir Muxumed Buuni Oo Si Ba’an U Naqdiyey Doodii Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Taas Oo Ay Kaga Soo Horjeedeen Dhismaha Madaxtooyada Cusub Ee Somaliland.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Cabdinaasir Muxumed Buuni Ayaa Si Ba’an U Naqdiyey Doodii Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Taas Oo Ay Kaga Soo Horjeedeen Dhismaha Madaxtooyada Cusub Ee Somaliland, Siyaasiga Oo Farta Ku Fiiqay Aqoon Darrada Iyo Jaahilnimada Baahsan Ee Dul Hoganaysa Siyaasiyiinta Xisbigaasi Waddani, Kuwaas Oo Ka Soo Horjeeda Tallaabo Kasta Oo Xagga Horumarka Loo Qaado.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News