qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarta Beeraha Ee Somaliland Oo Dalka Turkiga Kaga Qayb-Galay Carwo Caalami Ah Oo Lagu Soo Bandhigaayey Wax Soo Saarka Beeraha Ee Dalkaasi Turkey.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

İzmir-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarta Beeraha Ee Somaliland Md. Axmed Muumin Seed Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Magaalada İzmir Ee Dalka Turkiga Kaga Qayb-Galay Carwo Caalami Ah Oo Lagu Soo Bandhigaayey Wax Soo Saarka Beeraha Ee Dalkaasi Turkey

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News