qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Maandooriyaha Khamriga Oo Aad U Tiro Badan, Kaas Oo Isla Maantaba Lagu Gubey Meel Fagaare Ah.
February 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Maandooriyaha Khamriga Oo Aad U Tiro Badan, Kaas Oo Isla Maantaba Lagu Gubey Meel Fagaare Ah, Arrintaas Oo Muujinaysa In Magaalada Burco Qarka U Saaran Tahay In Ay Noqoto Marinka La Soo Mariyo Maandooriyaha Khamriga, Kaas Oo Laga Soo Waarido Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Ethiopia, Isla Markaana Faro-Baas Ku Haya Bulshada Gobolka Iyo Dhaqaalahoodaba.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News