qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbixin Daaha Ka Feydeysa Khilaafka Huursan Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Siyaasiyiin Miisaan Culus Lahaa Oo Hore Looga Caydhiyey Xisbigaasi.
February 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Daaha Ka Feydeysa Khilaafka Huursan Ee Ka Dhex Aloosan Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Iyo Siyaasiyiin Miisaan Culus Lahaa Oo Hore Looga Caydhiyey Xisbigaasi, Waxa Uu Salka Ku Hayo Erigoodu Iyo Bulshada Reer Somaliland Oo Weli U Dheg-Taageysa Qaraxa Kulmiye.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News