qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Oo Maanta Kulan La Yeelatay Hay’addaha Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin.
February 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Kulan La Yeelatay Hay’addaha Kala Duwan Ee Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin, Sidoo Kalena Shahaado-Sharafyo Guddoonsiisyey Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaraddaasi.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News