qorilugudnews24.com
Hanti-Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay 80-ka Milyan Ee Deynta Ah Ee Uu Buubaaga Yari Sheegay In Xukuumaddii Hore Wareejisey, Arrintaas Oo Uu Ku Tilmaay Wax Lagu Qoslo.
February 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hanti-Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Maanta Hortegey Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay 80-ka Milyan Ee Deynta Ah Ee Uu Buubaaga Yari Sheegay In Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Wareejisey Xukuumadda Cusub Ee Madaxweyne Biixi, Arrintaas Oo Uu Ku Tilmaay In Ay Tahay Wax Lagu Qoslo Oo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News