qorilugudnews24.com
Waayeel Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Deegaanka Degmada Gar-Adag Oo Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Ciidamada Booliska Ee Gobolka Saraar, Kuwaas Oo Ay Ku Eedeeyeen Budhcadnimo.
February 11, 2019 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Waayeel Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Deegaanka Gawsa-Weyne Ee Degmada Gar-Adag Ee Gobolka Sanaag Ayaa Oo Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Ciidamada Booliska Ee Gobolka Saraar, Kuwaas Oo Ay Ku Eedeeyeen In Ay Falal Budhcadnimo Ah Iyo Biliqo Kula Kaceen Gaadhi Uu Watey Muwaadin Ka Soo Jeeda Deegaankooda.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News