qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Badhasaabka Gobolka Saraar Oo Maanta Xilkii U Kala Wareejiyey Maayirkii Hore Ee Degmada Halganka Ee Wadaamagoo Iyo Maayirka Cusub Ee Dhawaan Loo Soo Magacaabay.
February 12, 2019 - Written by qoriadmin

Wadaamago-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Gobolka Saraar Md. Axmed Maxamed Xaashi Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Kala Wareejiyey Maayirkii Hore Ee Degmada Halganka Ee Wadaamagoo Iyo Maayirka Cusub Ee Dhawaan Loo Soo Magacaabay Eng. Cabdirashiid Axmed Iidle Dhaabane (Baradho).

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News