qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Gobolka Sool Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaanka Degmada Tuka-Raq Ee Bariga Gobolka Sool.
February 12, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Sool Md.Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaanka Degmada Tuka-Raq Ee Bariga Gobolka Sool, Kormeerkaas Oo Ay Ujeesadiisu Ahayd Sidii Loogu Kuur-Geli Lahaa Xaaladda Nololeed Ee Bulshada Deegaamadaasi Ku Dhaqan.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News