qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Oo Loo Qabtay Arday Maanta Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Islamic University Online, Gaar Ahaan Faraceeda Magaalada Hargeysa.
February 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Qabtay Arday Maanta Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Islamic University Online, Gaar Ahaan Faraceeda Ay Ku Leedahay Magaalada Hargeysa, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Asxaabta.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News