qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Ku Hawlan Xeer Dabar-Ku Noqda Siyaasiyiinta Calooshood U Shaqaysteyaasha Ah Ee Xamar U Yaaca, Xeerkaas Oo Mabnuucaya In Ay Dalka Dib Ugu Soo Laabtaan.
February 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Ku Hawlan Curinta Xeer Dabar-Ku Noqda Siyaasiyiinta Calooshood U Shaqaysteyaasha Ah Ee Xamar U Yaaca, Xeerkaas Oo Mabnuucaya In Ay Dalka Dib Ugu Soo Laabtaan, Isla Markaana Lagaga Qaadayo Jinsiyadda Somaliland, Arrintan Oo Imanaysa Xilli Ay Soo Badanayaan Dadka U Dhashay Deegaano Ka Mid Ah Somaliland Oo Hadba Meel U Yaaca, Isla Markaana Ka Soo Ooya.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News