qorilugudnews24.com
Somaliland Oo La Xaqiijiyey In Ay Dhinaca Xorriyada Kaga Wanaagsan Tahay Waddamada Ku Yaalla Geeska Africa.
February 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa La Xaqiijiyey In Ay Dhinaca Xorriyada Kaga Wanaagsan Tahay Dhammaan Waddamada Ku Yaalla Geeska Africa, Gaar Ahaan Waddamada Somalia, Eritrea, Ethiopia Iyo Jabouti, Kuwaas Oo Ku Fashilmay, Isla Markaana Meel Hoose Ka Galay Daraasad Dhawaan La Sameeyey Ururka Freedom House Ee Fadhigiisu Yahay Magaalada Washington Ee Dalka Maraykanka.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News