qorilugudnews24.com
Guddida Nabad-Gelyada Ee Gobolka Gebiley Oo War Culus Ka Soo Saaray Koox Weriyeyaal Ah Oo Shalay Soo Abaabuley Fal Wuxuushi Ahaa Oo Lagu Doonaayey In Lagu Sumcad Dilo Qaranka Somaliland.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Guddida Nabad-Gelyada Ee Gobolka Gebiley Ayaa War Culus Ka Soo Saaray Koox Weriyeyaal Ah Oo Maalintii Shalay Ahayd Soo Abaabuley Fal Wuxuushi Ahaa Oo Lagu Doonaayey In Lagu Sumcad Dilo Qaranka Somaliland, Isla Markaana Lagu Weeraray Askari Ka Mid Ah Ciidanka Qaranka Ee Somaliland Oo Waajibaadkiisa Shaqo Guddanayey, Guddidan Ayaa Sidoo Kale Digniin Adag U Diray Guddoomiayaha Magac U Yaalka Ah Ee Ururka Xaaranta Ku Dhisan Ee SOLJA, Mr. Cabdi Jaamac Xuuto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News