qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliye Bootaan Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaano Ka Mid Ah Bariga Gobolka Sanaag.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland G/Sare Faysal Cabdi Bootaan Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaano Ka Mid Ah Bariga Gobolka Sanaag, Kormeerkaas Oo Uu Ugu Kuur-Gelaayey Xaaladda Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Deegaanadaasi Ku Sugan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News