qorilugudnews24.com
Kuwii Shalay Nagu Mucaaridaayey Xidhiidhka Carabta Oo Maanta Laga Fadhiyi La’ Yahay Sacabka Iyo Durbaanada Ay Tumayaan: Ex-Wasiir Cali Mareexaan.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Kuwii Shalay Nagu Mucaaridaayey Xidhiidhka Carabta Darteed Ayaa Maanta Laga Fadhiyi La’ Yahay Sacabka Iyo Durbaanada Ay Tumayaan: Sidaas Waxa Yidhi Ex-Wasiir Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), Kadib Markii Uu Ka Yaabay Raggii Jiifka Iyo Joogaba U Diidey Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Oo Haddana Maanta Safka Hore Soo Fadhiya, Isla Markaana Sacabka U Tumaya Wixii Ay Shalay Diidanaayeen, Markaa Tolow Maxaa Isbedeley?.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News