qorilugudnews24.com
Madaxda Dhaqanka Ee Bariga Gobolka Sanaag Oo Digniin Culus U Diray Col. Caarre Iyo Kooxdiisa Nabad-Diidka Ah Ee Qardho Ku Dhuumaalaysata, Sidoo Kalena Fariin Adag U Diray Maamulka Puntland.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Badhan-(QorilugudNews24)-Madaxda Dhaqanka Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa Digniin Culus U Diray Col. Caarre Iyo Kooxdiisa Nabad-Diidka Ah Ee Qardho Ku Dhuumaalaysata, Ballana Ku Qaaday In Aanu Mar Dambe Ku Soo Dhex Dhuuman, Waxa Kale Oo Ay Fariin Adag U Direen Maamulka Puntland Oo Kooxdan Dabada Ka Soo Riixa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News