qorilugudnews24.com
Manhajka Waxbarashada Ee Somaliland Oo Maanta Loo Qaybiyey Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Gobolka Badhan.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Badhan-(QorilugudNews24)-Manhajka Waxbarashada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta Loo Qaybiyey Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Ku Yaalla Guud Ahaan Gobolka Badhan Ee Bariga Fog Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News