qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Aadan Oo Ka Warbixiyey Shir Uu Dhawaan Kaga Qayb-Galay Dalka Britain.
March 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Aadan Oo Maanta La Hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Ka Warbixiyey Shir Uu Dhawaan Kaga Qayb-Galay Magaalada London Ee Caasimadda Dalka Britain.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News