qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dhallinyarada Magaalada Burco Oo Soo Bandhigay Farshaxano Iyo Sawir-Gamceedyo Kala Duwan Oo Ay Iyagu Sameeyeen.
March 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Waxa Markii Ugu Horeysey Lagu Soo Bandhigay Farshaxano Iyo Sawir-Gamceedyo Kala Duwan Oo Ay Sameeyeen Dhallinyarada Reer Burco, Kuwaas Oo Soo Jiitey Indhaha Bulshada Reer Somaliland, Arrintaas Oo Ay Weli Si Weyn Ugu Mashquulsan Yihiin Ragga Wararka Dira Iyo Kuwa Wax Sawiraba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News