qorilugudnews24.com
Xisbiga Waddani Oo Lagu Eedeeyey In Uu Caqabad Ku Yahay In Ay Doorasho Dalka Ka Dhacdo.
March 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Cabdi-Dheere Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ku Eedeeyey In Uu Caqabad Ku Yahay In Ay Doorasho Dalka Ka Dhacdo, Arrintaas Oo Bannaanka Keentay Sawirka Dhabta Ee Xisbiga Waddani, Kaas Oo Ay Faro Badani Ku Godan Yihiin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News