qorilugudnews24.com
Maamulka Degmada Badhan Ee Somaliland Oo Digniin Culus U Diray Col. Caarre Iyo Maleeshiyo-Beeleedka Uu Hoggaamiyo.
March 12, 2019 - Written by qoriadmin

Badhan-(QorilugudNews24)-Maayirka Degmada Badhan Ee Somaliland Md. Cabdalle Maxamed Faatax Ayaa Maanta Digniin Culus U Diray Col. Caarre Iyo Maleeshiyo-Beeleedka Uu Hoggaamiyo, Kuwaas Oo Ku Dhuumalaysta Magaalada Qardho Ee Deegaanada Maamulka Puntland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News