qorilugudnews24.com
Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Jawaab Mug Iyo Miisaan Leh Siiyey Dadka Dhaliilaya Shirkii Beelaha Direed Ee Dhawaan Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia
March 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Madhaleys Ah Oo Ka Soo Yeedhay Dadka Dhaliilaya Shirkii Beelaha Direed Ee Dhawaan Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Addis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia, Dadkaas Oo La Sheegay In Ay Isugu Jiraan Qaar Leh ”Annaga Ayaa Shirka Idiin Tegeyna Ee Idinku Maxaad U Tagteen Iyo Qaar Xildhibaano Sheegta Oo Inta Ay Cashuurtii Somaliland Ku Naaxeen, Haddana Cid Kale Durbaano Daxaleystey U Tumaaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News