qorilugudnews24.com
Agaasimihii Guud Ee Hore Ee Cusbitaalka Magaalada Hargeysa Dr. Askar Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyey Agaasimaha Cusub Ee Haatan Loo Soo Magacaabay Dr.Yaasiin Carab Cabdi.
March 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimihii Guud Ee Hore Ee Cusbitaalka Magaalada Hargeysa Dr. Axmed Xaaji Cumar Askar Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyey Agaasimaha Cusub Ee Cusbitaalkaasi Haatan Loo Soo Magacaabay Dr.Yaasiin Carab Cabdi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News