qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maamulka Puntland Ugu Bushaareysey In Ay Ciidamada Somaliland Iman Doonan Meel Kasta Oo Laga Soo Abaabulayo Falal Argagixiso Oo Somaliland Ka Dhan Ah.
March 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maamulka Puntland Ugu Bushaareysey In Ay Ciidamada Somaliland Iman Doonan Meel Kasta Oo Laga Soo Abaabulayo Falal Argagixiso Oo Somaliland Ka Dhan Ah, Isla Markaana Ay Puntland Qaadan Doonto Masuuliyadda Wixii Halkaas Khasaare Ka Yimaada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News