qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan.
March 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland, Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Md, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Shire Saylici Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Dhallinyaro Badan Oo Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan, Kuwaas Oo Ka Kala Socdey Dhammaan Gobollada Dalka Ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News