qorilugudnews24.com
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Maanta Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Somaliland.
March 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Somaliland, Kuwaas Oo In Muddo Ah Tababar Ku Qaadanaayey Dugsiga Ciidanka Booliska Ee Degmada Mandheera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News