qorilugudnews24.com
Weli Miyaad Maqasheen Sheekh Aadan Siiro Oo Dhaliilaya Maayirka Magaalada Hargeysa?, Sababtu Waa” Eng. Faysal Cali Waraabe.
March 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Weerar Dhanka Afka Ah Ku Qaaday Sheekh Aadan Siiro, Oo Ka Mid Ahaa Shaqsiyaadkii Weerarka Joogtada Ah Ku Hayn Jirey Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Waxaanu Guddoomye Faysal Cali Waraabe Farta Ku Fiiqay Sawirka Dhabta Ah Ee Uu Leeyahay Sheekhaasi Iyo Qabyaaladda Ka Buuxda, Waxa Kale Oo Dad Badan Ka Yaabiyey Masaajid Maalinta Jimcaha Laga Sacbinaayo, Halkii Cibaado Keliya Loo Tegi Lahaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News