qorilugudnews24.com
Ex-Wasiir Maxamed Saleebaan Weyne Oo Soo Dhaweeyey Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Uu Dhawaan Ku Tegey Dalka UAE, Fariin Culusna U Diray Xisbiyada Mucaaridka Iyo Taageerayaashooda.
March 16, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Wersheddaha Somaliland Ee Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin, Md. Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan Weyne) Ayaa Si Weyn U Soo Dhaweeyey Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Uu Dhawaan Ku Tegey Dalka UAE, Sidoo Kalena Fariin Culus U Diray Xisbiyada Mucaaridka Iyo Taageerayaashooda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News