qorilugudnews24.com
Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Sool G/Dhexe Saleebaan Ducaale Ubaxle Oo Ka Hadlay Falal Amni Darro Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood, Fariina U Diray Bulshada Gobolkaasi.
March 16, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Sool G/Dhexe Saleebaan Ducaale Ubaxle Ayaa Ka Hadlay Falal Amni Darro Oo Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Laascaanood, Waxa Kale Oo Uu Fariin U Diray Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Laascaanod Iyo Guud Ahaanba Gobolka Sool, Uguna Baaqay In Ay La Shaqeeyaan Ciidamada Kala Duwan Ee Ammaanka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News