qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Maleeshiyo-Beeleedkii Maamul-Goboleedka Pintland Oo Ay Soo Wajahdey Mushahaar La’aan Iyo Furimihii Deegaanka Buuraha Gal-Gala Oo Ay Gebi Ahaanba Baneeyeen.
March 17, 2019 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Maleeshiyo-Beeleedkii Maamul-Goboleedka Pintland Ayaa Waxa Soo Wajahdey Mushahaar La’aan Iyo Darxumooyin Kale Oo Isbiirsaday Iyo Furimihii Dagaalka Ee Deegaanka Buuraha Gal-Gala Oo Ay Gebi Ahaanba Baneeyeen, Kuwaas  Oo U Kala Cararay Deegaanadii Hore Looga Soo Ururiyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News