qorilugudnews24.com
Dawladda Ethiopia Oo Shahaado-Sharafyo Ku Maamuustay Maayirada Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera Iyo Sababta.
March 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Dalka Ethiopia Ayaa Shahaado-Sharafyo Ku Maamuustay Maayirada Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera Mr. Cabdiraxman Soltelco Iyo Cabdishakuur Cidin, Arrintaas Oo La Sheegay In Ay Ku Mutaysteen Horumarka Ay Ka Sameeyeen Magaalooyinkooda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News