qorilugudnews24.com
Weftigii Ka Socdey Dalka Eritrea Oo Maanta La Kulamay Labada Gole Ee Barlamaanka Iyo Guurtida Somaliland, Kulankaas Oo Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd.
March 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Weftigii Ka Socdey Dalka Eritrea Ayaa Maanta La Kulamay Labada Gole Ee Barlamaanka Iyo Guurtida Somaliland, Kulankaas Oo Ahaa Mid Ay Albaabadu U Xidhan Yihiin, Ayaa Markii Uu Soo Dhammaaday Waxa Saxaafadda La Hadlay, Labada Guddoomiye Baarlamaan Ee Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Md. Saleebaan Maxamuud Aadan.

Kuvan mahdollinen sisältö: 4 henkilöä, hymyileviä ihmisiä, ihmiset seisovat ja puku
Kuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, lähikuva

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News