qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socdey Hay’adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas (ICRC).
March 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socdey Hay’adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC), Oo Ay Hoggaaminaysey Agaasimaha Africa U Qaabilsan Hay’adda ICRC, Ms Patricia Danzi.Kulankaasi waxa lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee hay’adda caalamiga ah eeICRC iyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa Kale Oo Kulankaasi Lagaga Wada Hadlay Dardar-Gelinta Xafiiska ICRC Ay Dhawaan Ka Furatay Gudaha Somaliland iyo sidii la Isaga kaashan lahaa Adeegyada Aas-aasiga Ah Iyo Gurmadka Deg-Dega Ah, Iyada Oo Wasaaraddaha Horumarinta Caafimaadka iyo qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland, Kuwaas Oo Ay Hay’adda Si Gaar Ah Uga Wada Shaqayn Doonaan Arrimahaasi.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, indoorImage may contain: 2 people, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 4 people, people smiling, people standing

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News