qorilugudnews24.com
Guddoomiyeyaasha Garabyada Haweenka Ee Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Maanta Kulan Xaasaasi Ah Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa.
March 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyeyaasha Garabyada Haweenka Ee Xisbiyada, Kulmiye, Waddani Iyo Ucid Ayaa Maanta Kulan Xaasaasi Ah Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa, Kulankaas Lagaga Wada Hadlay Arrimaha Haweenka Reer Somaliland Ee Iyagu Doonaya In Ay Ka Qayb-Galaan Tartanka Doorashooyinka Soo Socda Ee Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News