qorilugudnews24.com
Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Warbixin Madhaleys Ahayd Oo Uu Dhawaan Baahiyey Tv-ga Aljazeera.
March 22, 2019 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Warbixin Madhaleys Ahayd Oo Uu Dhawaan Baahiyey Tv-ga Aljazeera Ee Dalka Yar Ee Qatar, Taas Oo Ay Ujeedadeedu Ahayd In Lagu Sumcad Dilo Qoyska Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Shirkadda Dahabshiil Group, Warbixintaas Oo Sida La Xaqiijiyey Ay Iska Kaashadeen Shaqsiyaad Reer Somaliland Ah Iyo Maamulka Villa Somalia Ee Uu Gabalkiisii Sii Dhacayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News