qorilugudnews24.com
Shirkadda Xabkaha Iyo Fleemka Ee Asli Maydi Oo Beeyadii Ugu Badnayd Ku Soo Daad-Guraysay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
March 22, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Shirkadda Ka Ganacsata Xabkaha Iyo Fleemka Ee Asli Maydi Ayaa Beeyadii Ugu Badnayd Ku Soo Daad-Guraysay Bakhaaro Waaweyn Oo Ku Yaalla Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Isla Markaana U Dhoofin Doonta Waddamada Dibedda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News