qorilugudnews24.com
Xildhibaan Maxamed Cali Obama Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Xidhiidhka Cusub Ee U Bilowday Dalalka Somaliland Iyo Eritrea.
March 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamed Cali (Obama) Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay Xidhiidhka Cusub Ee U Bilowday Dalalka Somaliland Iyo Eritrea, Waxa Kale Oo Uu Soo Dhaweeyey Safarkii Uu Madaxweyne Muuse Biixi Dhawaan Ku Tegey Dalkaasi Imaraadka Carabta.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News