qorilugudnews24.com
Agaasimihii Hore Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Dr. Axmed Xuseen Warsame Oo Xoriyadisii Dib U Helay
March 23, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimihii Hore Ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Dr. Cisman Xuseen Warsame  Ayaa Xoriyadiisii Dib U Helay, Kadib Markii Uu 24 Saac Ee La Soo Dhaafay Uu Xidhnaa.

Agaasime Dr. Cimaan Xuseen Warsame Oo Habeen Hore Ciidamada Ammaanku Ugu Daateen Gurigiisa Oo Ay Xabsiga U Taxaabeen Ayaa Isla Maanta Dib U Helay Xoryadiisa.

Ilaa Haatan Macada Sababta Loo Haystey Masuulkan Oo Dhawaan Iska Casilay Xilkii Hore Ee Uu Hayey, Isaga Oo  Warqada Is-Casilaadiisana U Gudbiyey Madaxweynaha Qaranka Ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News