qorilugudnews24.com
Shaki Kuma Jiro In Wasiir Faraton Kaga Awood Roonaday Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sacad Cali Shire, Maadaama Oo Uu Sacad Ka Shaqayn Jirey Bangiga Dahabshiil Ee Magaalada London.
March 26, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shaki Kuma Jiro In Wasiir Yaasiin Maxamuud Xiir (Faraton) Uu Wasiir Sacad Cali Shire Kaga Awood Roonaday Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland, Isla Markaana Tan Iyo Intii Uu Xilka Wasaaradda Arrmaha Dibedda Ayey Uu Saaxiibo Badan U Soo Jiidey Somaliland, Maadaama Oo Uu Wasiir Sacad Cali Shire Aanu Lahayn Wax Khibrad Ah Oo Ku Saabsan Xidhiidhka Caalamiga Ah Iyo Arrimaha Diblamaasiyadda, Kana Shaqayn Jirey Oo Keliya Bangiga Dahabshiil Ee Magaalada London.

Wasiir Sacad Cali Shire Ayaa La Sheegay, In Marka Uu Safar Dibedda Ah U Baxo Aanu Ku Degi Jirin Hoteeladda Five Star-ka Ah Ee Ay Madaxda Caalamku Ku Degaan, Waxaana La Xaqiijiyey In Uu Bustihiisa Dhigto Hoteelada Jaban Iyo Meelaha Kale Ee La Midka Ah, Arrintaas Oo Ay Madaxda Adduunka La Yaab Ku Noqotay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News