qorilugudnews24.com
Heesta Cusub Ee Loogu Tallo-Galay Xuska Maalinta 18-Ka May Ee Sannadka 2019-ka, Luuqdii Boqorada Codka Ee Tufaax Darajo Iyo Ereyadii Abwaan Cabdillaahi Shagaxle.
March 31, 2019 - Written by qoriadmin

Helsinki-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heesta Cusub Ee Loogu Tallo-Galay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-Ka May 2019-ka, Heestaas Oo Ay Innoogu Looqaynayso Boqoradii Codka Ee Tufaax Cali Dubad (Tufaax Darajo), Waana Ereyadii Abwaanka Weyn Cabdillaahi Shagaxle Iyo Laxankii Ustaad Xaamud Ubaxle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News