qorilugudnews24.com
Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Farqiga U Dhexeeya Qaranimada Iyo Qabyaaladda.
April 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Xarunta Freedom Center, Sidoo Kalena Ka Hadlay Farqiga U Dhexeeya Qaranimada, Waddaniyadda Iyo Qabyaaladda, Isaga Oo Si Mug Iyo Miisaan Lehna U Sharaxay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News