qorilugudnews24.com
Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar Iyo Shaqaalaha Safaaradda Ayaa Munaasibad Casho-Sharaf Ah Ku Maamuusay Safiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Somalialnd Md. Ayaanle Salaad Diiriye.
April 12, 2019 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar Iyo Dhammaan Shaqaalaha Ka Hawl-Gala Safaaradda Somaliland Ee Dalka Kenya Ayaa Munaasibad Casho-Sharaf Iyo Sagootin Ah Ku Maamuusay Safiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Safaaradda Somaliland Ee Dalkaasi Kenya Md. Ayaanle Salaad Diiriye.
Kuvan mahdollinen sisältö: 9 henkilöä, hymyileviä ihmisiä, ihmiset seisovat

Amb Bashe Awil Haji Omar
During your time in Kenya as Somaliland Deputy Ambassador, Somaliland was a strong presence here, with some remarkable events of substance and exposure. We’re seriously going to miss you here. Best of luck in your new endeavor Ayaanle Salad Deria!

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News