qorilugudnews24.com
Shirkadda Dahabshiil Group Company Oo Maanta Baankii Ugu Weynaa Mandaqadda Geeska Afrika Ka Daah-Furtay Magaalada Jabuuti Ee Caasimadda Jabouti (East Africa Bank).
April 12, 2019 - Written by qoriadmin

Djabouti-(QorilugudNews24)-Shirkadda Dahabshiil Group Company Ayaa Maanta Baankii Ugu Weynaa Mandaqadda Geeska Afrika Ka Daah-Furtay Magaalada Jabuuti Ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabouti (East Africa Bank), Kaas Oo Uu Xadhigga Ka Jaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News