qorilugudnews24.com
Somaliland Waxay U Qalantaa In La Ictiraafo, Sidaa Waxa Yidhi Ambassador Peter Galbraith.
April 12, 2019 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Somaliland 27 Sanno In Ka Badan Ayey Dawlad Ahayd, Waxayna U Qalantaa Ictiraaf Caalamiya, Laakiin Waxa Ilaa Iminka Sheganaya Konfurta Somalia Oo Aanay Dawladdi Ka Jirin Oo Fawdo Ah, Sidaa Waxaa Yidhi Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyey Dalka Croatia Ambassador Peter Galbraith, Mar Uu Ka Qayb- Gelayey Dood Ka Socotey Machadka CSIS Ee Magaalada Washington DC, Doodaas Oo Ku Saabsanayd Dhaq-Dhaqaaqa Waddamada Ku Hawlan Gooni Isu-Taagga Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Hadalkii Ambassador Peter Galbraith.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News