qorilugudnews24.com
Taliyihii Ciidamada Militeriga Ee Dalka Suudaan Lieutenant General Coof Ibn Coof Oo Iscasiley, (Xogta Dahsoon).
April 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyihii Ciidamada Militeriga Dalka Suudaan Lieutenant General Awad Auf Ibn Auf Oo Ahaa Madaxii Kooxda Inqilaabka Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Ka Degey Oo Iska Casiley Xilkii Guddoomyaha Golaha Ku Meel-Gaadhka Ah Ee Militeriga Suudaan Ee Inqilaabka Maalintii Shalay Ku Qabsaday Dalkaasi, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News