qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Diyaarado Aan Haybtooda La Garanayn Oo Maanta Duqaymo Ka Gestey Deegaano Ku Yaalla Koonfurta Magaalada Hargeysa.
April 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Diyaarado Aan Haybtooda La Garanayn Ayaa La Sheegay In Ay Maanta Duqaymo Ka Gestey Deegaano Hoos Yimaada Degmada Sallaxley Ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, Kuwaas Oo Halkaas Ku Tuuray Waxyaabo Aan La Garanayn, Isla Markaana Argagax Geliyey Dadka Deegaankaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News