qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ninkii Xukunka Ka Turay Madaxweyne Cumar Al-Bashir, General Awad Ibn Auf Oo Isna Caawa Ku Dhawaaqay In Uu Xilkii Ka Degey Iyo Xaaladda Suudan Oo Weli Qasan.
April 13, 2019 - Written by qoriadmin

Khartoun-(QorilugudNews24)-Ninkii Xukunka Ka Turay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Suudaan Madaxweyne Cumar Al-Bashir, General Awad Ibn Auf Ayaa Isna Caawa Ku Dhawaaqay In Uu Xilkii Ka Degey, Kadib Markii Ay Dadka Reer Suudaan Kala Horyimaadeen Diidmo.
Wararka Kale Ee Aanu Heleyno Ayaa Sheegaya In Hadda Xilkaas Madaxweynenimo Ee Ku Meel-Gaadhka Ah Loo Cimaamadayo Lieutenant General Abdel Fattah Abdelrahman Burhan, Sidaana Waxa Warbaahinta U Sheegay General Awad Ibno Auf, Xilli Uu Xilkaasi Iska Casiley.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News